Maareeye oo eedeyntii ugu horeysay u jeediyey Xukuumada Raisul Wasaare Rooble

Wasiirka hore ee warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo ah xildhibaan ka tirsan golaha shacabka, ayaa ku eedeeyay wasiirro ka tirsan Xukuumada Raisal Wasaare Rooble iyo xog-hayntiisa inay faro galin ku billaabeen xulista guddiyada doorashooyinka Somaliland. Maareeye oo xubin ka ah guddi loo magacaabay qaban qaabada doorashada xildhibaanada gobolada waqooyi, ayaa qoraal uu soo … Continue reading Maareeye oo eedeyntii ugu horeysay u jeediyey Xukuumada Raisul Wasaare Rooble